CAWOOY MAALIN BAA LA YIDHI
CADDOOY GUDCUR BAA LA YIDHI
CIDLOOY WEHEL BAA LA YIDHI
AMMAANADU WAA CULEYS
CIRKA IYO DHULKU DIIDAYOO
CARRONA WAXAA LA YIDHI MUG
IMISAAN KU LAHAA HA IDHAAFIN
BAL ADKEE WACADKOO HA ILOOBIN
IMISAAN KU LAHAA HAAN ABQAALNO
UBIXII QALALOO HA ISTAAGO
-----
WAAD AHAATAYE SOO MA ARKEYSID
IMISAAN KU LAHAA HA IDHAAFIN
BAL ADKEE WACADKOO HA ILOOBIN
IMISAAN KU LAHAA HAAN ABQAALNO
UBIXII QALALOO HA ISTAAGO
-----
WAAD AHAATAYE SOO MA ARKEYSID
CINDIGU WUXU II DAGAA
MARKAD II CALOOL SANTOO
JAWIGA WUXU II CURTAA
MARKAD CINGDIGA TAHAY..
CUUDKAYGAA KAA AG SHIDAN..
---------------------- ----
IKRAAN WEEYE MAGACEEDU
UBAX WEEYE ARAGGEEDU
UDUG WEEYE INDHAKUULA
OO GOB WEEYE ISIRKEEDU
ASAL DHALAD - AYAAN DHALAD
………………………….
EREYADA: CISMAAN J
XISKAYGA DHAYAAY
HANKAYGA DHISAAY
MIDDAAN DHUR-SUGEE
DHABTEED KU GAM’AAY
..................................
MIDDAAN DHABTEED KU GAM’AAY
CODKA: HOB
NAFTAYDA WAXAAN XUSUUSTAY
WAXAAN NOLOSHII JECLAADAY
MARKAAN NASABEEY HESHIINNAY
MIDNIMA BUUXDAAN DAREEMAY
NACABKI ANIGAA KA REEYAY
--------------
NAFTAYDA WAXAAN XUSUUSTAY
WAXAAN NOLOSHII JECLAADAY
MARKAAN NASABEEY HESHIINNAY
MIDNIMA BUUXDAAN DAREEMAY
NACABKI ANIGAA KA REEYAY
--------------
MISKIGA UDUGGAA MIDDAAN KA HELAAY
MUFTAAXA KU SIIYAY MAANKAYGOO
ADAA MIYIRKAYGA MAAMINAYEE
MASUULEEY XISKAYGA MAAMULO
………………
NEW HIT SONG BY HOBOLKA GAYIGA
HADDA WAXAY DOONAYAAN
INAAN DAW KALA MARNOON
IDAYNAA DOONAYAAA
WAXAY DOONAYAA INAAN
DUMAR KULA SIMO
MACAAN DOONAYAN
-------------
XARIIR AHME
II DHIIB NAFTOO
DHAKHSANA TAYDANA HOO
=============
HABBOON NUURA VS XARIIR AXMED
EREYADA: CISMAN JAGNAA
MUSIC: HAYNOG
LAXANKA:@XariirAhmed
EDI
II DHIIB NAFTOO
DHAKHSANA TAYDANA HOO
=============
HABBOON NUURA VS XARIIR AXMED
EREYADA: CISMAN JAGNAA
MUSIC: HAYNOG
LAXANKA:@XariirAhmed
EDI
#xariiraxmed #xariir #suldaanseeraar #alidhaanto #abdiaskaritube #ilhaanomar
Somalia, Jeel Caashaq, awale adan, najiib alfa, halimo gobaad, dhalaal badan, iskilaaji, kiin jam
TII AAN ISHAARTAAY I AAMIN
ISHA DOOGSIGEEDAAY I AAMIN
ILEYSKII NAFTEYDAAY I AAMIN
I LOVE YOU SWEETHEART I AAMIN
----------------------------
XARIIR AXME
TII AAN ISHAARTAAY I AAMIN
ISHA DOOGSIGEEDAAY I AAMIN
ILEYSKII NAFTEYDAAY I AAMIN
I LOVE YOU SWEETHEART I AAMIN
----------------------------
XARIIR AXME
Habaar laygu Kari Waayay’e
Hakaraamo Seegin..
Xariir Ahmed & Ilkacase Qays OO Rap
Digniin Xambaarsan soo saaray..
---------
Ereyada: Cusmaan Jagnaa
Jeclaanshaha Aragtidaada
Ku jeel-baxaa Erayadaaada
Ku jiifsiga xiisahaaaga
Waxaan ku jalaa nafteyda
Jannaan u arkaa agtaaada
Jal baan u aqaan codkaaga
MA ILMEEYO INTAAD ILA JOOGTO
MACNA YEESHAY INTAAD I DHISAYSO
OO MACAAN NOLOSHAYDA AHAATAY..
NEW SOMALI SONG – HESTA SANADKA
MA AWOODO INAAN KAA AHAADO
--
QACDI AAN KU ARKAAY QAALI
MEELI I QABOWDAA QAALI
KUGU QORAY KASHAYDA QAALI
-------------------------------------------
EREYADA & LAXANKA: CABDISHKUUR BADMADOW
QACDI AAN KU ARKAAY QAALI
MEELI I QABOWDAA QAALI
KUGU QORAY KASHAYDA QAALI
-----------------------------------------
EREYADA & LAXANKA: CABDISHKUUR BADMADOW
QACDI AAN KU ARKAAY QAALI
MEELI I QABOWDAA QAALI
KUGU QORAY KASHAYDA QAALI
-----------------------------------------
EREYADA & LAXANKA: CABDISHKUUR BADMADOW
OGOW XURMO IYO WANAAG
XAQDHOWR AAN GUURAYN IYO
XAYAAT IYO NOLOL HABBOON
ADAAN XERO KAAGA DHIGAY
….
XIDDIGTA REE BOOSAASO
OO SOOSAARTAY HEES KALA KAC
RUN AHAAN QARDHA IYO
BOOSAASAY RABTEE
IIGA RAADIYAAY
RUGAHA WAJEER
RAASAMAAL MUQDISHO
IIGA RAADIYAAAAY…
IIGA RAADIYA MAGAALOOYINKAN
BOOSAASO -
AAHEEY ADIGAA II BAANSIIYEY
AADMIGA ADIGAA I SARREYSIIYEY
AHEEY ADIGAA I GARAB SIYEY
NAFTAADA ADAA I WADA SIIYEY
MAXAAN KU GUDA ABAALKAGA
ALXAMDU EEBAA I K
MUGDI DAM’AH HABEENKII
IFTIIN MEEL KAMA MUUQDAAY
MAANKAAD KU QORANTAHAY
MASKAXDAADA HAGAYSAAYE
MA DHISNAA DHISMIYO HOY
------------
(OFFICIAL MUSIC VI