HAMMIGAA GUUSHAAN SUGAAYE
HADDAAN HADAFKAYGI GAADHAY
HIIGSIGA MEESHAAN RABAY
HADDAY RAJADII HAGAAGTAY
=======================
CODKA: MUKHTAAR JIGJIGAAWI<
WANAAGGAAD ISIISAY
WAAN KUU GUDAYAAYE
JACAYLKU HAWAARO
-------------------------------
EREYADA & LAXANKA : KOBCIYE
MUSIC: DJ AYUUB
DIRECTED BY: SHAKII
WAKHTIGII ADKAA QOFKI
II ARXAMAY MA ILLOWBAYEE
WAY ARKANA DADKII
ILMADAYDA RABAY ..
-------------------------------
EREYADA: KAHLIIL YARE
LAXANKA: X
NAFTAYDAAY NAF KUU DARAN
INAAD NAADISAA WELI
NACANIMO INAY TAHAY
NIYADDAADA GARANSII
----
HOBOLLADA DALKA & HAPPY AHMED
ABDIASKARITUBE – MUQDISHO
DHIBAATO INTUU I MARIYAY
WAXAAN KU DHAQAA SAMMAANTA
MARKUU CADHO IGA DHEX WAAYO
DHEGAHA QUDHAAN KA EEGAA
DANBUU II DHIGI HADHOWEE
DHIIQADA HA ISKA SII WALA
LURKA CAASHAQA – IYO LAMMAANAHA
HEES CALAACAL AH – JACAYL DHAB AH .
HEES KAL IYO LAAB ....
………………..
EREYADA: ABWAAN JIHEEYE
MUSIC: CADCEED
LAXA
XIDDIGTII CADDAYDEE
SHANTA LOO CIMMAAMAY
ADAY KUGU CAMMIRANTAHAY
-----------
HEESTA CAWAALE – CALANKA SOMALIYA
HEESTA CALANKA KOWDA LUULYO - MAALINTA M
ANIGU CIDNA ISUMA LURO
LUGOOYO QOFKI I BADAN
CUQDADA LAABTA UGUMA SIDO
KA AARSANA KUMABA LADO
-----------------
LIBINTEYDAAN CIDI JOOJIN KARIN
NADI
FUDAYD IMA QAADI KARO
FACAY IMA WAALI KARO
ANAA IS FUROO IS XIRA
GOAANNA ANAA ISFARA
RUUX KALE FASAX KAMA DALBADO..
ANAA IS FUROO IS XIDHA..
---------
NAF BUKAANA OO BUSEESHAY HA KA BOODIN
BADH BADHKAAGA BAAFINAYSA IGU BUUXI
KAL BOGSIIYE AN BADHAADHE I BAXNAANI
WAA BADBAADE BURJIGAAGA IGU BAANO
===============
DURRIYADII HAWEENKEE
DOOKHU IIGU DHACAYEE
ADIGAA DAYAXA NUURIYO
DAA’UUS LA CEYNOOO
DAREEN IGU MATAAN IYO
WAXAA TAHAY DUGSIIYA..
NEW SOMALI MUSIC
NAFAY TABBAREEN
TAWAAWACA BADEEN
MAALMIHI TOBAAN
AYAAN KUU TIRSHEE GUDDOON
-----------------
EREYADA: ABWAAN: TALASAME
MUSIC + LAXAN: MAFTUUX
NUURAAY NOLOSHEEDIYEEY
NUDAHAHA BEERKAYGIYEEY
MARKAAN KU HELAAN NASTEE
NIYADDA KUU MAHADNAQDEE
================
NIMCAAN ONKON – BEST SONG..
KUNJEER
MA NAXAAL JACAYL BAA
I JUJUUBAY ANIGOOO
MIYAAN JUUQBA KARAYAA
JABNA IIMA LAABNOO
MIYAAN JAAQBA KARAYAA
---------------------
EREYADA & LAXANKA MAXMUU
WIILYAHOW GOBBAAD TAHAY
GEESKAADA ILA QABO JACAYL
BAA IGUBAYEE ..
NAF JACAYL GUHAADSHO
………………
NIMCO MIGIL IYO HEES SHIDAN..
WILLYAHOW GO’AAN QAADO <
FARXADDA CIIDA IYO HEES SHIDAN
NIMCO NACNAC – HEES KALA KACSAN
………….
EREYADA: CALI HEELO
LAXANKA: MEEK SHEENO
MUSIC: XAMAADDA ALCASAL.
PRODUCED BY
ANOO BOHOLYOW JACAYL
DARAADDAA KUU BAAHI QABA
BUKAANKA KU DAAWATAA
ANOO KUU BAAQAYAA
CODKAYGA KUU BAXAAD
--------------------------
CODKA: NIMCO NA
QAANSO ROOBEEY NAFTAA
KUGU QANACSANOO..
QURUX QAANGAADHAY
DHAANTO CUSUB
KOOCDA BANAADIR BAND
====
EREYADA & LAXANKA
NUUR GOOSAAR
MUSIC:
TINTA GARABKIYO
TEETSAN GARABKIYO
NAF KU TABAYSAA
TAASH KU SUDHATOO
XISKA TAMASHADO
WAY IGU TARANTOO
HADDAAN II TDHIN HUUNO
TOGGA CAASHAQU
Heesta Xamar Bila Iyo Arooska Suldaan Geeska
Suldaan Seeraar Iyo Marwo Amuun Cabdi
Very Romantic Somali Couple
Suldaan Seeraar Iyo Xaaskiisa Amun
Xamar Bila
MAR JACAYL AAN KU MAHADIYEE
MAR JACAYL ISII MACAANKAYGIYOW
MAR JACAYL ISII AAN MIIRSADEE
MAR JACAYL ISII AAN MOOD GALEE
------------------------
XIDDIG
XABIIBI IGU WAALO
DARTEEY UXIFAALTAN
XINLOOW HA MURGODE
KU XOOJI AFKAAGA
XURUUFTA MAGACEYGA
XABIIBI IGU WAALO
================
RUMAAN RUUXI
MAALMHII MADOOBAA
MAR HADDII ANA KAOSO GUDBAY
WAA ILAAHAY MAHADII ..
XIDDIGTA MOGADISHU GOT TALENT
SAFIYO MOHAMED DAHIR
OO HEESTEEDI UGU HORRAYSAY
WAXAAN KU DUCAYSAN JIRAY
INAAN RAGGA DOORKII HELO
DIGTOORKII CAASHAQA
NEW HIT SONG - BY SUPERSTAR
SAFIYO MAXAMED DAHIR
=================
EREYADA: K
OGOW WAXAA JIRA DHBLOW
DADKABA LABDII ISKU WACAN
XUMMAAN U WALAAQAYOO
WANAAGOODUBA DHIBOO
WAREERKA AADDUUN LA JECEL….
KUWA ISKU DIRA LAMMAANAHA IS JECEL..
WADNAHA HOYGIISIYO
HALKA QAALIGA OO DHAN
ADAA ANI IIGA HOYDAA..
HEESKA CIIDA – HEESTA CIIDDA,
JACAYLKI DADKI HORE -
HEESTA HEESAHA - ADAAN KUU HEESI LAHAA
SHAR IYO BAAS
HEESTA SANADKA
SALMA NUURA
CAASHAQAAN KUGU SHEEGTAY TOOS..
……
EREYADA: ABWAAN ABDIRISAAQ BULQAAS
LAXANKA: ALFANAAN QAMAR SUUGAANI
HABEENKA AMZAL IYO HOBOLLADA DALKA
MAR HADDAY INDHIIHI DARTAA
KU OOYI JIRAY ILMADII GABEEN
DAADIHINTA: HAPPY AHMED
FARSAMADA: KABACADDE
MUSIC: AMZAL