XISKAYGA DHAYAAY
HANKAYGA DHISAAY
MIDDAAN DHUR-SUGEE
DHABTEED KU GAM’AAY
..................................
MIDDAAN DHABTEED KU GAM’AAY
CODKA: HOB
MISKIGA UDUGGAA MIDDAAN KA HELAAY
MUFTAAXA KU SIIYAY MAANKAYGOO
ADAA MIYIRKAYGA MAAMINAYEE
MASUULEEY XISKAYGA MAAMULO
………………
NEW HIT SONG BY HOBOLKA GAYIGA
Jeclaanshaha Aragtidaada
Ku jeel-baxaa Erayadaaada
Ku jiifsiga xiisahaaaga
Waxaan ku jalaa nafteyda
Jannaan u arkaa agtaaada
Jal baan u aqaan codkaaga
OGOW XURMO IYO WANAAG
XAQDHOWR AAN GUURAYN IYO
XAYAAT IYO NOLOL HABBOON
ADAAN XERO KAAGA DHIGAY
….
XIDDIGTA REE BOOSAASO
OO SOOSAARTAY HEES KALA KAC
RUN AHAAN QARDHA IYO
BOOSAASAY RABTEE
IIGA RAADIYAAY
RUGAHA WAJEER
RAASAMAAL MUQDISHO
IIGA RAADIYAAAAY…
IIGA RAADIYA MAGAALOOYINKAN
BOOSAASO -
MUGDI DAM’AH HABEENKII
IFTIIN MEEL KAMA MUUQDAAY
MAANKAAD KU QORANTAHAY
MASKAXDAADA HAGAYSAAYE
MA DHISNAA DHISMIYO HOY
------------
(OFFICIAL MUSIC VI