WELIGAA SIDAN II AHOW
WELIGAA SIDAN II JECLOW
WELIGAA FARAXDDAN ISII..
ALFANAAN XUUTO & HEES CAJIIB AH
----------------------
LAXANKA: MAXAMED XUUTO
ADAAN LAABTA KUGU QORAY
LUBBIGAYGAN KU XALAY
LUUL IYO ADAA DAHAB
LIBIN IGA QURUX BADAN
WAA LAMA ILLAAWAAN
CASHAQII IGU KA LADHY
WELIGAABA IMA LURIN
BAL DHUUX EREYADOO
ILA FAHAN DHAMMEESOW
SIDAA IIGU DHEERTAAN
EED IIGU DHIGANTAHAY
SOO DHOWOW I DHAWR
HADBA DHINACA ISAAROO
I DHOOL DHOOLI WELIGAA ..<