Include this script into your page along with the iframe for a responsive media embed
Ku Soo Dhawaw Som Lyrics : Heeso Qoraal Ah Halkaan Ka Qoro Mar Walba RUKUMO CHANNELKAN SUBCRIBE DHEH Inteey Kala Dhaqaaqiyo Kala Dhimasho Joogtee Qof Ku Jecel Si Loo Dhayo Loo Dhibaa Ka Fududahay Caashaqu Dhab Maahee Adoo Hadal Dhunkaaliyo Erayada Qalbiga Dhiba Afka Aan Ka Dhawreyn Intaan Ka Dhursugayee Barey Dhaami Aan Iri Jaceylkani Dhamaadee Xidigiisu Soo dhacay Soo Kalsooni dhimatiyo Mudo Dhaaf Kumaa Dhalin Qalbii Dhawris Ka Mudan Intey Tahay Ku Dheel Dheel Ama Dhiila Hoosiyo Dhagar Caashaq Leeyahay Tahay Ruux Ka Dhaga Xiran Adigoo Wixii Dhacay Dhigay Kaalamaan Hadal Mana Ihi Bilaa Dhiig Aan Dhiidhiyeyninee Waxaan Dhawrayaa Jira Jaceylkani Dhamaadee Xidigiisu Soo dhacay Soo Kalsooni dhimatiyo Mudo Dhaaf Kumaa Dhalin