MA BANAADIR BAA CID U BAAHATABA | XAAWO, FARXAN, MURAAYO, KALSONI, FARXIYO, LEXLE, OFFICIAL MUSIC 24

  • BUUG MADOW
    ERAYADA KORONTO AADAN
    LAXANKA FARXAAN GUREY
    MUSIC & VOCAL RECO. MOHA KALAAY
    CAMERA CARAAYE
    EDITED CARAAYE
    SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwiss.net #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
    Ma adoo bukaa
    soo baaqayoo
    beejada Amxaar
    baadi doonayoo
    qaraxiyo bambiyo
    baylah goobayo
    ma Banaadir baa
    Rabi baa boqree
    cid u baahataba
    Waa bilaahiyee
    bulshadeeni aad
    kala baydhiseen
    isku biirree oo
    Wey baraarugen
    is baxnaanshoo
    Weys badbadiyen
    Barraf baa maroo
    Birmaday heleen
    Jabki waala baday
    way kaso baxeen
    beenta iyo runtay
    soo kala barteen
    boqolkiiba boqol
    Beentay fahmeen
    baxsanaa hagoo
    barwaqiyo haday
    baraareba galeen
    Bood boodayaa
    ama buubtayaa
    burbur doontaya
    ama bururtayaa
    beelo kicisayo
    shir bayaamisa
    beri horay warka
    iyo buug madow
    dadku soo bogeen
    Gobanimoo biloo
    way baafiyeen
    Qaranimo bagay
    uga buuxsameen
    qof balway warkis
    dhab u buufiyeen
    Ogoow bahaladii
    way baacsadeen
    nacabkii burshoo
    bawer bay tuseen
    doqonbbaa ba’doo
    boqnahay jareen
    Waa bilqayr hado
    lama beegsadoo
    waa barwaaqo oo
    bandhigya dhaco
    qof bilaash ahoo
    badhedhay arken
    Bada iyo beriga
    Beec looma robo
    Macdantiyo biyaha
    Boob looma raboo
    wadankeena bilan
    bahdil looma rabo
    cawaaloo babaday
    bodhka looma rabo
    beesha caalamkana
    buuq looma raboo
    ………………………………

    Category : Somalia Music Videos

    #ma#banaadir#baa#cid#u#baahataba#xaawo#farxan#muraayo#kalsoni#farxiyo#lexle#official#music#24

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up