Nafyahay wadaadiyo Somali Music DJ Fandoon 2024 - Best Xul Ah Song

  • Nafyahay wadaadiyo
    Waxaan Adiga ku Moodee…
    Waa Meel Habaasooo….
    Holaaca ka baxayoo
    Laga wada hayaamee.
    Luqunkayga Baxayo
    Hadimadii jacaylkaa.
    Maanta ii Halelshoo
    RABI igu Hagaajee.
    Han Qalooc Si Kacayeey...
    Naftu yeey la Dowdee...
    Waxay Haabaal Leey Dahaye
    Wali May Haleeline.
    Mahadoo heshiis iyo.
    Hadal naga Dhaxeeyay.
    Inaad kala Halaysaa
    Miyaay ku la Habooneet.
    Luqunkayga Baxayo
    Hadimadii jacaylkaa.
    Maanta ii Halelshoo
    RABI igu Hagaajee.
    Haruubkii aan kuu siday
    Aan kula Hortaagnaay.
    Adaa uu Hubsan waayoo
    Hareeraha ka daayee.
    Laba aan is hurin,baan
    Waligay uu haystee.
    Aan ku Hanbalyeeyee.
    Ma mid kalaad la Haysataa
    Luqunkayga Ba7ayo
    Hadimadii ja3aylkaa.
    Maanta ii Halelshoo
    RABI iga Hagaajee.
    Experience the ultimate Somali music mashup with DJ Fandoon in his latest 2024 compilation featuring the best xul ah songs. Get ready to dance and groove to a mix of traditional and modern Somali tunes that will bring joy to your ears. Don't miss out on this fantastic musical journey!
    #SomaliMusic #DJFandoon #XulAh #MusicMashup #SomaliCulture #AfricanMusic #DanceMusic #SomaliSongs #TraditionalMusic #ModernSomali

    Category : Somalia Music Videos

    #nafyahay#wadaadiyo#somali#music#dj#fandoon#2024#best#xul#ah#song

    0 Comments and 0 replies
arrow_drop_up